Muxaadaro: ( Axmed Daahir Aweeys)
Mudane Caalin oo waraysi siiyeay VOA
| Fikradaha / Opinion |
Siyaasadda Galmudug oo markale 180 Garaado is badashay by Galmudug Lover |
| Horumarka Galmudug iyo khatarta khilaafadka siyaasadeed by Dr Cumar Salaad |
| Shuruudo Alshabaab u soo jeedisay XisbulIslaam by Exwadani |
| Xuubsireedoow ma haday amxaaro xumatay by Maryan Aadam |
Shacabka -media ayaa qoray maqaal xambaarsan caadifad qabiil isagoo ugu magacdaray Hawiye turub baray kuna aflagaadeeyay madax katirsan warbaahinta isagoo aad moodo inuu si aan damiir lahayn u aflagaadeeyay beel kamid ah beelaha ugu aqoonta badan Soomaliya riix halkan
Dagaalada muqdisho oo galay maalintii 3 xaad iyadoo natiijadu ay tahay 0-0 dhimashada shacabkuna ay gaarta tiro beel ,kooxa mucaradka oo isu habar wacday soona dhoobay xoogoodii oo dhan goobaha dagaalka iyo ciidamada dawalada oo iyana heegan buuxa ku jira iyadoo markab aan la ogayn waxa uu sidana lagu arkay xeebaha muqdisho riix halkan
Last Updated ( Friday, 12 March 2010 11:09 )
Kadib soo laabashadii uu Muqdisho ku yimid mr Sharmaarke waxa bilaawday isku dhaxyaac siyaasadeed iyadoo ruug cadaa Sheekh aadan madoobe uu garoonka ku diyaarsaday cayaartooy culus waxaan sugnaaba cidda uu lasoo shirtagi doono mr Sharmaarke riix halkan
Last Updated ( Thursday, 04 March 2010 20:52 )
War dag dag ah
Alaha unaxariistee Raage Maxamed Cabdi Rooblle waxaa salaadii cishe ee cawa kadib toogtey rag hubaysan xili uu kasoo baxay masaajidkamacada cida dilka geysatay balse marxuunka waxa uu ahaa nin ganacsadaa waxaana uu lashaqayn jiray shirkadaha duulimaadyada ee gaalkacyo
Madaxwaynaha dawalad gobaleedka GalmudugState Mr Caalin ayaa maantaya ka qaybgalay munaasabada dhagax dhigga dugsiga sare ee dagmada Ceelgula iyadoo ay ku wehliyeen madax sare oo katirsan maamulka uu madaxda kayahay waxayna halkaa ugu jeediyeen dadwayne badan oo isu soo baxay qudbado xamaasad leh riix halkan
Last Updated ( Wednesday, 03 March 2010 20:00 )
|
|






Dawlad Gobaleedka Galmudug ayaa amar ku siisay shacabka galmudug inaysan dhagaysan idaacadda bbc laanta afka Somaliga kadib kolkii ay kalasooc ka dhax samaysay maamulada ka jira dalka Soomaliya
Horjooge Muuse Caraale ayaa warar is qilaafsan sheegayaan inuu dalka isaga baxsaday kadib markiki mugdi siyaasadeed uu galay urukiisa xisbul islaam, sheekh Caraale waxaa lagu xasuustaa inuu ku faani jiray in shacabka Muqdisho ay ka xoraynayaa wax uu ku sheegay dad u camiil ah cadawga,hadaba waxaan dhawrno waa jawaabaha uu xisbiga ka bixiyo wararkan la isla dhaxmarayo..
OGAYSIIS OGAYSIIS...
Seefta shariifta oo ladulsaaran Jen Qaybdiid iyo Dhuumaal, kadib markii ay noqdeen wax matarayaal aan Dawladda horay u wadin awoodedana ku soo koobay qaybo xadidan iyadoo seefta kacaanka ay horey ula tagtay mr Dhagaxtuur iyo shaaweeye, iyadoo lafilayo in qaarkalana ku dabajiraan sida maareyaha dakada mr jiinoow oo ku caanbaxay laaluushka
Hogaamiyaha Kaambooniyiinta garabka midig sheekh Axmed Madoobe iyo ciidamo aad uhubaysan oo uu hor kacayo ayaa maantay si buuxda ula wareegay maamulka dagmada dhooblay kadib markay xoog ku maquuniyiin kooxdii horay gacanta ugu haysay ee shabaabka
Jeneral Maxamed Y.Indhacadde ayaa ka badbaaday sadax qarax oo larabay in lagu khaarajiyo isagoo war baahinta u sheegay sidii ay wax u dhaceen
Dhexdhexaadintii laga waday dhinacyada isku haysta xilalka madaxwayne ee GalmudugState ayaa fashil ku dhamaaday kadib markii dhinacyadaasi aysan la imaan wax tanasul ah iyadoo bulshada galmudug ay rajo beel kajoogto qilaafkaas mudada soo jiitamayay waxayna bulshada u tahay arin caqabad ku noqota horay u socodka iyo dib u dhiska Galmudug 





